Baladweyne (NN) 24/05/2016
Marka laga soo tago xarumaha Ganacsiga Qaarkood oo laga saaray Wixii Hanti ahaa ee ku jiray, Waxaa jira Ganaacsato wali Goobahooda ku Adkeysanaya, Gaar ahaan Bakhaarrada lagu iibiyo rashinka oo ilka hore laga dhigay biyo xerooni kaddibna dadka intooda awooda in ay soo gaaraan ka iibinaya wax yaabaha ay u baahan yihiin.
Ugu dambeyn, Gadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay ayaa ka Quusatay inay maran Waddooyinka Magaalada qaarkood, waxaana gadiidka kaliya hadda la adeegsado uu noqday (Gaari-dameerka) oo laf ahaantiisa ay khasab tahay in ay isla kaxeeyaan dhowr qof si loo jiirsiiyo xowliga biyaha.
Comments are closed