Jigjiga (ESTV) 22/06/2016
Hadaba Gadh-wadeenka G/S Awood-siinta iyo kaqaybgalka dhalinyarada ee xafiiska ciyaaraha iyo dhalinyarada DDSI marwo Miski Saalax Aadan oo kawarbixisay tababarkan ayaa sheegtay in tababarkani yahay mid isku dhaf ah oo ah koruqaadida iyo horumarinta ururada federationka iyo urarada leaga ee kadhisan gobolada iyo Maamul magaalooyinka islamarkaana lasiinayo casharo muhiim u ah kora uqaadaya dhanka awoodooda aqoomeed.
Waxayna intaa kudaratay agaasinku in ka xafiis ahaan ay urarada kala qaateen qorshayaal loogu talagalay in lafuliyo sadexda bilood ee karamtiga, iyadoo kula dardaarantay kaqaygalayaasha in ay sifiican uga soobaxaan fulinta qorshayaashaas.
Comments are closed