Jaaliyadda DDSI ee Scandinavian oo ku Wajahan Xarunta Maamulka DDSI ee Jigjiga
Sweden (ESTV) 26/06/2016
Jaaliyadda dalalka Scandinavian ka ee DDSI ayaa dhamaan ka qeybgalaya Shirweynaha Qurbajoogta DDSI ee ka dhici doona Xaruunta Maamulka DDSI ee Magaalada Jigjiga 7-july ee Bisha soo socota ee Fooda inagu soo haysa waxaana Hogaaminya Gudoomiyaha Jaaliyaadka ee Sanddinavian ka Mudane Cabdi Casiis Serar Xaashi.
Shirweynaha ayaa lagu Martiqaaday 2500 oo Qurbajoog u dhalatay dawlad deegaanka somalida itoobiya shirkaasi ayaa noqon doono shirweynihii Qurbajoogtii ugu badneyd Abid ka soo Qeybgasha shirweyne noocan ah.
Xukuumadda DDSI ayaa Xidhiidh weyn ka dhaxeeya Qurbajoogta DDSi ee ku dhaqan dalka dibadiisa taasoo ay ka hesho taageero dhanka hormarka iyo nabadgalyada
Comments are closed