Madaxweynaha DDSI Wafdi uu Hogaamin oo gaadhay Addisababa Shirkii Qiimeynta Deegaanda

abdiJigjiga (ESTV) 17/07/2016

Madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud cumar oo ay weheliyaan madaxwayne kuxigeenka ahna wasiirka waxbarashada DDSI mudane mowliid haayir xasan iyo masuuliyiin kale oo heerdeegan ah  islamarkaana kasoo anbabaxay xarunta DDSI ee magaalada jigjiga ayaa wakhti xaadirkan kadagay Bole International Airport ee xarunta dalka ee magaalada adhisababa.

Hadaba ujeedada socdaalkan ayaa ah kaqaybgalka shirka warbixinta iyo qiimaynta waxqabadka deegaamada taageerada gaarka ah lasiiyo kaasoo lafilayo inuu bilawdo maalmaha inagu soo aadan.

Comments are closed