kulan loogu soo dhaweyn Xuskii 16aad Xooladhaqata oo jigjiga lagu Qaban doono

rashiidJigjiga (ESTV) 03/07/2016

Xarunta maamulka DDSI ee magaalada Jigjiga ayaa Waxaa lagu qaban doonaa Xuskii Xoolo dhaqatada ee  Heer Qaran oo markii 3aad ee lagu Qabto Xarunta maamulka dawlad deegaanka somalida Itoobiya Xuskaasi oo ah Xuskii 16aad.

rashiid3Hadaba Masuuliyiinta ugu sareysa Xukuumada DDSI ayaa Kulan yeeshay sidii ay ugu diyaar garow iyo Gudi loo xil saaro Qaban qaabada munasabada Heer qaran ayna u soo dhaweyn lahaayeen Wafuuda shirweynaha ka soo qeybgalaya kulanka iyo Martida kala duwan

rashiid1Gudigan oo uu shirgudoon ka yahay Mudane Maxamed Rashiid isxaaq Afhayeenka Golaha Baarlamaanka DDSI ahna Gudoomiyaha XDSHSI wixii faahfaahin ah waxaad kala socon doontaan wararka dambe hadii alle ogalaado

rashii4

Comments are closed