Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Wasiirka Ganacsiga Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle iyo Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Deeq Saleebaan Yuusuf oo hawlo shaqo oo muhim ah u jooga dalka Itoobiya ayaa kulamo kala duwan la qaatay xubno ka mid ah madaxda dawlada itoobiya heer federaal iyo heer deegaan
Madaxweynaha Puntland ayaa kulan qado sharaf ah la qaatay Madaxweynaha dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, Wasiirka Arrimaha Bulshada ee dawladda Federaalka Itoobiya Cabdifataax Cabdullaahi, Maayorka Degmada Dirir dhaba Ibraahim Cismaan Faarax iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dawladda Itoobiya.
wixii faahfaahin ah dib ayaan idinka soo gudbin doonaa
Comments are closed