Todobaadkii tagay ayaa la shaaciyey in Ruushka uu bilaabay inuu isticmaalo Madaarada dalka IRAN ku yaal si markaasi diyaaradihiisa u dar dar geliyaan duqeynta ay ku wadaan qeybo kamid ah dalka Siiriya.
Ruushka oo duqeyn baaxadleh todobaadyadii lasoo dhaafay u geystay magaalooyin dhowr ah oo ku yaal Siiriya ayaa lagu eedeenayaa in duqeyntaasi ay ku dileen dad badan oo rayid ah.
Macada in go’aanka IRAN iyo Ruushka uu xiriir la leeyahay cambaareynta isa soo tareysay ee uga imaaneysay dhanka Beesha Caalamka.
Comments are closed