London (NogobNews) 30/08/2016
Cashada ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Jaaliyadda DDSI oo ay ka mid yihiin Gudoomiye Kuxigeenka Jaaliyadda DDSi ee UK, iyo Xubno ka tirsan Ururka Haweenka Jaaliyadda DDSI
Shirweynihii qurbajoogta DDSi ee Magaalada jigjiga lagu qabtay ayaa Qaarada yurub ka gashay kaalinta Koowaad dhanka maalgashiga dhanka hiddaha iyo dhaqanka sanadka dambe waxaanu rajeyneynaa guul inta iyo in kabadan Xaflada Casho-Sharafta ayaa ku soo gabagabowday guud iyo farxad
Comments are closed