Madaxweynaha dawlad Deegaanka Tigray Mudane Abay Woldu ayaa maanta Shir jaraa’id kaga hadlay arrimaha xuduuda Wolkite ee la isku haysto oo ay dhawaan rabshado ay ka dhaceen Madaxweynaha Tigray oo ah Gudoomiyha Xisbiga TPLF iyo Xisbiga Axmarada (ANDM) ay si wada jir ah ay xooga sarayaan sidoo loo soo afjari lahaa isla markaana loo xalin lahaa.
Madaxweynaha dawlad Deegaanka Tigray Mudane Abay Woldu ayuu hadalkiisa ku daray. in maanta dalka itoobiya ay leedahay hal cadow ah taaso Saboolnimo, maanta waa in si wadajir ah u ladagaalano in laga adkaado saboolnimada, ‘ayuu yiri. Abay Woldu Kooxda nabad-diidka ah weynu ka adkaaneynaa ee qurbaha jooga horeyna waan uga adkaanay
Comments are closed