MAQAAL: Waamaxay Fikirka Mashaqaystinimadu.

Waamaxay Fikirka Mashaqaystinimadu.Jigjiga (NogobNews) 01/09/2016

Waa fikir naafeeya ama curyaamiya awooda uu aadamu leeyahay, sida libaaxi awoodisa garanwayay ee adhi weheshan jiray isaga oo aan iska warhaynin inuu libaax yahay, sidaas oo kale waa habka uuna qofku iskaga warhaynin inuu aadama yahay arladan oo dhan isagu khaliif kayahay waxkastana aadamaha loo duleeyay sida, hawada, badaha, biraha, buuraha, xayawaanka IWM.

mashaqaystinimadu waa fikir curyaamiya ama naafeeya maskaxda aadamada kuna dhaha wax maqaban kartid ma awoodid waxan, waa fikir u horseeda dulinimo, dulkunoole, jaahilnimo, kibir la iska waynaysiiyo shaqada hoose ama xamaalashada looyaqaano muruqmaal oo ah shaqada oogu sharaf badan ama oogu xalaalsan,

oogu danbayn fikrada mashaqaystuhu waa qofka ama shaqsiga oo iska waynaysiiya ama yaraysta shaqada hoose, xamaalashada, shaqa abuurka una arka inay shaqsinimadiisa hoos u dhigi ama ladulmiyay.

fikirkaas oo ah aabaha saboolnimada dulsaarnimada iyo baryootan ceebaysan oo kadhigi cududii wax soosaarka una horseedi dulinimo iyo kudulnolanshe hadana qab iyo islawayni kujiro

Hadaba Waxaan Ooga Digayaa Fikirkan Dhalinrada DDSI.

Comments are closed