Madaxweyne Cabdi Wafdi uu hogaaminayo oo ku Wajahan Gobolka Jarar

Madaxweyne Cabdi Wafdi uu hogaaminayo oo ku Wajahan Gobolka Jarar JIGJIGA (NogobNews) 05/09/2016

Madaxweynaha Dawlada deegaanka Somalida itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Gobolka jarar Xarun Maamulka Magaalada dhagaxbuur

Socdaalka ayaa waxaa ku wehlinaya Wasiirka Ganacsiga DDSI Mudane Khadar Abdi Ismaciil iyo Mas’uuliin Socdaalka Madaxweynaha DDSI ayaan idin ku soo gudbin doonnaa wararka dambe hadii Alle Ogolaado

Comments are closed