Jigjiga (NogobNews) 09/09/2016
Tababarkan ayaa waxaa loo qaybtay qaarka mid ah hogaaminta degmooyinka deegaanka, maamul magaalooyinka DDS, iyo Gobolada DDSI kuwaasi oo ay ka mid yihiin dhamaan gudoomiyayaasha degmooyinka deegaanka iyo maayirada maamulada magaalooyinka DDSI.
Tababarkan oo ay cashiro ka bixinayaan khabiiro ka socday xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI. ayaa waxaana ka mid ahaa cashirada ay bixinayeen khabiiradu sidii loo adkayn lahaa xuquuqda sharciyeed ee ah in ay bulshadu hesho adeeg fuhan oo tayaysan, Qaab geedi socodka iyo nidaamka adeeg bixinta, Tayada adeega iyo wakhtiga ay qaadanayso, goobaha adeega lagu bixinayo, anshaxa shaqaalaha iyo qabashada iyo xalinta cabashooyinka.
Comments are closed