Waxaanu u dhignaa Goaankaa Mdaxweynuhu Sidan:
1. Inaan Doorashada Golaha Wakiillada lagu gali karin saamiga gobollada ee hadda jira.
Sidaas darteed, Waxaan Xubnaha Golaha ka Codsanayaa inay Ansixiyaan Go’aannadan, si buuxdana u taageeraan.
Ugu dambeyn, kaddib marka uu goluhu ka guto waajibaadkiisa dastuuriga ah go’aanadan xalka u ah xaaladda taagan, waxaan u gudbin doonaa idam Eebe Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland.”.
Madaxweynaha ayaa sheegay in guddi uu u saarayo sidii loo xalin lahaa saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka si xal waara loogu helo arrinta muranka ka dhashay ee doorashooyinka golaha Wakiiladda oo beelaha iyo goboladda qaar diidan yihiin inay qaabkan imika ku galaan.
Comments are closed