Jigjiga (NogobNews) 20/09/2016
Dhankiisa maareeyahay kuliyada waxbarashada macalimiinta mudane Maxamuud Axmed Nuur(heeryo) ayaa ka warbixiyay ahmiyada tababarkan leeyahay. Wuxuuna tilmaan dheerka bixiya hadafka iyo himilada ay leedahay kuliyadu macalimiinta tayada leh ee ay soo saarto kuliyadu. Maareeyaha ayaa ku booriyay macalimiinta iyo shaqaalaha loo furay tababarka in mudada uu socda tababarku ka qaataan kaalin fir-fircoon si ay natiijada tababarku u noqoto mid waxwayn ka qaadata xawaaraha hirgalinta qorshayaasha horumarka. wuxuuna sheegay maareeyuhu in tababarkan socondoomo mudo 4 maalmood ah.
Comments are closed