Copenhagen (NogobNews) 24/09/2016
Dhanka kale xukuumada DDSI iyo XDSHSI oo ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa halkan uga hambalyaynaya islamarkaana u mahadcelinaya jaaliyada DDSI ee wadanka Ingiriiska ku nool iyag oo talaabadooda kutilmaamay mid geesinimo, karti iyo ficil wadaniyadeed leh islamarkaana ku dayasho mudan.
Comments are closed