Ibraahim Sacab oo Loo Magacaabay Maareeyaha Guud Ee Wakaalada Dakhliga DDSI

sacabJigjiga (NogobNews) 03/10/2016

Waxaa maantaMaareeyaha Guud Ee Wakaalada Dakhliga DDSI loo magacaabaymudane Ibraahin Aadan Mahad (Sacab) oo ah muwaadin u dhashay DDSI lehna khibrad dheer, aqoon sare oo heer master ah, karti, bisayl siyaasadeed iyo mid hogaamineedba.

Sidaasdarteed, waxaa mas’uulkan lamagacaabay loo rajaynayaa in uu si xilkasnimo leh oo daacadnimo iyo wadaniyadi ku dheehan tahay  uu uga soo baxo waajibaadka loo idmaday islamarkaana uu ugu adeego bulshada.

Comments are closed