Oromada oo Leh “Waana la KHALADAY” Axmarada Ayaa ka Mas’uul ah Rabshadaha

Oromada oo Leh "Waana la KHALADAY" Axmarada Ayaa ka Mas'uul ah Rabshadaha Addis-Ababa  (NogobNews) 09/10/2016

Xukuumadda Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqday in dalka ay gelisay xaalad deg-deg ah, kaddib kooxa Nabad-diid ah oo dalka ka sameeyay Mudaaharaadyo islamarkaana ay rabshadaha wata, ayaa waxay caqabad weyn ku noqdeen horumarrada dhaqaalaha ah ee uu dalkaas ku Tallaabsaday sannadihii lasoo dhaafay, iyadoo Itoobiya ay tusaale u noqotay Afrika marka la eego dhanka horumarka.

 

screenshot_20161009-185635Rabshadahaasi kuwaasoo intooda badan ka dhacayay deegaanka Ismaamulka Oromada iyo Axmaarada Telefishinka Xukuumadda EBC ayaa soo bandhigay Muqaalo koox dalka masar lacago laga soo siyay sifa ay rabshado iyo mudaaharaadyo ay uga sameeyaan dalka Itoobiya.

 

screenshot_20161009-185652Markii Muqaalkaasi laga Baahiyay Telefishinka EBC ayaa Shacabwaynaha Deegaanka Oromada ayaa waxey garaawsadeen in kooxdan ubadan Axmaarada  oo lacagaha dalka masar laga soo siyay in ay uga faaiidaysanayaan in ay iska burburiyaan warshadaha waaweyn ee deegaanka Oromada laga hirgaliyay in ay iska burburiyaan.

Shacabwaynaha deegaanka Oramada ayaa is weydiinaya sababta deegaanka Axmaarada Warshadaha ku yaala loo burburin waayay oo deegaanka Oromada ayaa waqtigan Xaadirka waaga ku baryay waxeyna ka codsadeen Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn in ay kulan degdeg ah ay la yeeshaan kooxdii gadoodsaneyd ee la qalday oo ay ka faa’iideysteen koox yar oo dalka masar lacag laga soo siyay.

 

screenshot_20161009-185852Maalinta barito golaha wakiilada shacabka  iyo golaha federationka dalka maalinka bari ah.  ay soo saari doonaan go’aamo waaweyn oo dalka guud ahaan laga hirgalin doono.

Comments are closed