Booliska ayaa ka helay taageero qaar kale oo kamid ah dadka u dhashey Siiriya oo doonaayey in ninkaan la qabto, kuwaas oo gudbiyey halka uu ku dhuumanaayey. Ninka la qabtey ayaa Jarmalka yimid sanadkii hore 2015, waxaana uu dalabadey Magangelyo.
Sida uu qoray Wargeyska Süddeutsche Zeitung ee ka soo abxa dalka Jarmalka, waxa ninkaani xiriir la lalahaa ururka Daacish, waxaana uu xiriir kula sameeyey kooxdaas dhanka Internetka.
Comments are closed