Jigjiga (NogobNews) 20/10/2016
Qaybaha kala duwan ee bulshada ka faa’iidasanaya qaliinka iyo daawaynta indhaha ayaa aad u soo dhaweeyay ol-olahan qaliinka iyo daawaynta indhaha ee sida bilaa lacagta ah loogaga faa’iideeyay waxayna siwayn ugu mahad celiyeen xukuumada DDSI ee hirglisay ol-olahan qaliinka iyo daawaynta indhaha.
Comments are closed