Tokyo (NogobNews) 23/10/2016
Telefishanka fadhigiisu yahay Tokyo ee NHK World ayaa baahiyey sawirada gawaari gubanaysa ee taaley barking qaraxu ka dhacay.
Booliska Jaban ayaa baaritaan ku haya waxa sababay labadan qarax mana cadda s ababta ka danbeysey.
Comments are closed