Xukuumada DDSI dadaalo balaadhan ugu jirta sidii loo cagta loo marin lahaa sabaalinimada taasina sal looga dhigay in la xoojiyo Xafiiska xirfadaha iyo farsamada kala duwan taasi oo abuuraysa ilaha shaqada islamarkaana fiiro gaar ah la siinayo sidii loo kobcin lahaa awooda xirfadeed ee dhinaca kasta islamarkaana shaqsi kasta sifa nolashiisa u maareeyaan lahaa mida gaar iyo muda Guud ama qoyskiisa.
Xukumadda DDSI ayaa sanadkan waxey qorshaha 1aad ka dhigtay TVET-KA hadaba Wasiirka Xafiiska TVET-KA DDSI ayaa uga faa’idayeyn doona khibrad wadaaga nooca casriga ah ee reer galbeedka ay ku hormariyaan wadamadooda taasoo looga faa’iideyn doona deegaanka Somalida itoobiya 5tii sano u dambeysay Shacabka Deegaanka Somalida itoobiya waxey heleen fursado aysan horeysan u heli jirin nidaamka cusub ee XDSHSI uu ka hirgaliyay deegaanka uu hormuudka ka yahay Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo Isbadalka balaadhan ka hirgaliyay guud ahaan deegaanka.
Ugu dambeyn. Socdaalka wasiirka TVET-KA DDSI, Waxaad Kala Socon Doontaan Wararka Soo Socda Ee NN Haddii ALLE Ogolaado.
Comments are closed