Jigjiga (NogobNews) 28/10/2016
Hadaba mashruucan biyo galinta ah ee senterka kaaha oo uu fuliyay wakaalada howlaha biyaha ee DDSI ayaa ah mid in muda ah socday islamarkaana lagu guulaystay. Iyadoo shacabka ku dhaqan senterka kaaha ay aad usoo dhaweyeen biyo galintan uu madaxwaynuhu xadhiga ka jarayo islamarkaana ay shegeen inay dhib badan ka haysan jirtay dhanka biyaha balse maanta ay ka baxeen baahidii ka jirtay dhanka biyaha
Comments are closed