Maraacaato (NogobNews) 31/10/2016
Waxaa ugu horeyn shirka Furay Gudoomiyaha Xisbiga dimuqoraadiga Shacabka Somalida itoobiya ahna Afhayeenka Baarlamaanka DDSI Mudane Maxamed Rashiid Isxaaq oo uga Mahad Celiyay ka soo Qeybgalayaasha Shirweynaha 9aad Ee X.D.SH.S.I iyo Gudiga Abaabulka shirka suurta galiyay in uu maanta ka qabsoomo Tuuladda Maraacaato.
Shirka ayaa wali socda waxaana isha lagu hayaa qodabada ka soo bixi doona wixii faahfaahin ah wxaad kala socon doontaan wararka soo socda haduu allaah Ogolaado
Comments are closed