Siiriya (NN) 11/11/2016
UN-ta ayaa ka codsatay dhamaan dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Aleppo inay wadooyinka u baneeyaan gaadiidka gargaarka u sida shacabka oo illaa iyo hada la´a wado ay u maraan in ka badan 250 kun oo qof oo weli magaaladaasi ku xaniban.
Comments are closed