Ogeysiis Jaaliyadda DDSI Waqooyiga America Shirweynihii 9aad X.D.SH.S.I Xaflad lagu Taageeri Fadlan ka Soo Qeybgal

screenshot_20161111-194701ST cloud (ESTVLIVE.COM) 11/11/2016

Dhamaan Jaaliyadda DDSI ee waqooyiga America waxaa lagu wargalinayaa in ay ka soo Qeybgalaan Xaflada Balaadhan oo lagu taageerayo Shirweynihii 9aad ee Xisbiga dimuqoraadiga Shacabka Somalida itoobiya ee lagu qabtay Tuulada Maraacaato oo ka Tirsan Degmada Qabridahare ee xarunta gobolka Qoraxey

Taariikhda waa 19.10.2016
Maanta sabtida

Waqtiga Time Waa 7:PM Fiidnimo ila 2:AM

Address Ama Goobta Waa 3316 33rd St Nort Magalada St cloud MN

Comments are closed