Ogeysiis Dhamaan Jaaliyadda DDSI Germany Banaan-bax looga Soo Horjeedo Ginbood-7 Brussels ka dhacayo

screenshot_20161117-141612Germany  (ESTVLIVE.COM) 17/11/2016

Ogeysiis Dhamaan Jaaliyadda DDSI Ee ku dhaqan dalka Germany waxaa lagu wargalinayaa in ay ka soo Qeybgalaan Banaan-bax weyn ee looga soo horjeedo Kooxda Ginbood-7 iyo onaag Banaan-baxa ayaa waxaa ka soo qeybgali doona dhamaan Qowmiyadaha dalka Itoobiya waxaana si wada jir ah u soo qaban qaabiyay Jaaliyadda DDSI iyo Howlwadenada Safaarada Banaan-baxa ayaa lagu taageerayaa Dastuurka dalka Itoobiya u yaala iyo nidaamka federalismka

Taariikhda 28.11.206
Maalinta Isniinta ah

Waqtiga Ama Time waa 7:PM Subaxnimo

Guddiga Qaban Qaabada ayaa waxey ku diyaariyeen Gawaari ilaa goobta Banaan-baxa ku geyn kuna soo celin Banaan-baxa ayaa wuxuu ka dhacaya dalka Belgium ka magaalada Brussels kasoo horjeedka xafiiska EU Brussels.

dhamaan Jaaliyadda DDSI Ee dalka Germany waxaa laga codsanayaa in ay waqtiga ilaaliyaan halka laga baxayo ee laisku imaan waa Qunsiliyada Frankfurt Horteeda 7:PM Subaxnimo waa Goobta Waa Gawaarida laga raacayo

wixii faahfaahin ah kala xidhiidh gudiga qaban qaabada

1-Axmed sheekh 015212097806
2- Yaxye qalaafe 017655196697
3-Xuseen maxamed jiimi 015211639988
4-Farxaan 015210381751
5-Axmed Ugaas. Xasan
6-Cabdirashiid shariif

Comments are closed