Boqorka Dalka Maroocco ayaa booqasho ku jooga dalka itoobiya
Addisababa (NN) 19/11/2016
waxaa dalka itoobiya soo gaaray Boqorka dalka marooko Boqor Maxamed ayaa maan waxey heshiis kala duwan kala sixiixdeen Itoobiya iyo Morocco ayaa kala heshiis lagu horumarin labada dal si wadajir ah ee warshadaha wax soo saarka oo ku kacaya lacag 2.5 billion USD.
Ra’iisul Wasaaraha Hailemariam Dessalegn iyo Boqorka Morocco, Boqor Mohammed ayaa warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in iskaashika labada dal ay muhiim u tahay dhaqaalaha kor loogu qaadayo labada dal itoobiya iyo maroocco
Labada dhinac ayaa sidoo kale soo gabagabeeyay heshiisyada kale. dhismooyin warshado laga dhisi doono magaalada Dire-dawa
Comments are closed