Jigjiga (ESTVLIVE.COM) 21/11/2016
Hadaba, tababarkan ayaa waxaa xidhitaankiisii kahadlay wasiir-kuxigeenka xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaaqaalaha DDSI mudane Jamaal faarax warmooge oo sheegay in tababarkani ku saabsanaa nidaamka cash management oo ah is waafajinta akoonada xafiisyada bangiga iyo qasnada dhexe ee maaliyada (treasury) iyo waliba sidii loo sii adkaynlahaa nidaamka maaliyadeed ee xafiisyada isagoo tilmaamay in tababarkani uu socday mudo 5 maalmood ah islamarkaana lagu baray kaqaybgalayaasha casharo aad muhiim ugu ah.
Comments are closed