Madaxweynaha DDSI oo u ambabaxay Dire-Dawa Halkaasoo uu uga qayb-galayo Shirka looga Hadlayo ……..

20161123_100239Dire-Dawa (NN) 22/11/2016

Wafti uu hogaaminayay Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay ku wehelinayaan afhayeenka golaha xildhibaanada ahna gudoomiyaha XDSHSI mudane maxamedrashiid Isaaq, madaxwayne kuxigeenka ahna Wasiirka howlaha guud horumarinta magaalooyinka,dhismaha iyo warshadaha DDSI mudane Cabdixakiin Cigaal iyo masuuliyiin kale ayaa xarunta deegaanka uga amba baxay dhanka ismaamulka magaalada diredawa. Halkaas oo ay madaxwaynaha iyo waftigiisu caawa u hoydeen.

Comments are closed