Jigjiga (ESTVLIVE.COM) 23/11/2016
Haddaba kulankaasi oo ay hogaaminayee wasiirka madaxtooyada DDSI mudane Cabdimahad Maxamed Cabaas, wasiirka maaliyada iyo horumarita dhaqaalaha DDSI mudane Axmed Cabdi Maxamed iyo wasir ku xigeenka madaxtooyada DDSI mudan Deeq Cabdilaahi Buraale ayaa waxay ujeedadiisu ahayd sidii ay nidaamka bakhtiyaa nasiibka ah gacantooda ugu qaadan lahaayeen warqadaha magacaabista, hormuudkan hogaamita degmooyinka ka mid noqday.
Comments are closed