MAQAAL: Horomar & Barwaaqo Taariikhdu Ma Halmaami Doonto BY Abwaanka Sacad Maxamuud Cumar ( Sacad X Gadhle )
Hargeysa (ESTVLIVE.COM) 24/11/2016
Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida Etoobiya Cabdi Maxamuud CumarHogaamiye Bulshadiisa U Horseeday Nabad, Horomar Iyo Barwaaqo Taariikhdu Ma Halmaami Doonto.
Heestani Waxay Ka Curatay Booqashadii Sideed Sanno Ka Dib Aan Ku Tagay Caasimada Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Ee Jigjiga Iyo Isbadalada Baaxada Leh Ee Dhanka Horomarka Ee Ay Ku Gaadhay Hogaaminta Suuban Ee Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar.
Ugu horayn waxaan Salaamayaa dhamaan Hawl wadeenada ESTV iyo Shabakada Nogob Mar kale Hogaaminta iyo Kartidu waa Galad Eebee Heesta ( DUCO ) waxay hordhac u tahay Qormooyin Taxane ah oo idinku soo hagaajin doono Cinwaankiina Bulshada Soomaaliyeed ugu iftiiminayo Nabada, Horomarka iyo Barwaaqada uu u horseeday Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar Dadkiisa iyo Dalkiisa Hooyo oo Maanta Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ka dhigtay Hormoodka Madaxwaynayaasha Afka Soomaaliga ku hadla marka si dhab ah loo qiimeeyo Horomarka Baaxada leh ee uu Muddo Lix Sanno iyo Bilo ah uu ku Talaabsaday iyadoo Heestan iyo Murtida ay Xambaarsan tahay iftiimin doonto Baaxada Horomarka Muuqda iyo Barwaaqada uu u Horseeday Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar waxaanay ku bilaabantay Midhaha Heestu sidan .
Comments are closed