15-Qof dhimasho Kooxda Ginbood-7 Galbeedka Ismaamulka Tigray

15218495_1849741385303570_1773806196_nTigray (NN) 27/11/2016

 Wasaaradda Gaashaandhiga dalka Itoobiya ayaa sheegay Kooxda Mucaaradka Axmaarada loo yaqaano Ginbood-7 oo hubeysan ayaa shaleyto gacanta lagu dhigay wasaarada ayaa inta raacisay 15 ka mid ah at dhinteen 73 kale gacanta lagu.

Weerarkan ayaa wuxuu ka dhacay galbeedka ismaamulka Tigray xukuumada dalka itoobiya ayaa horey u sheegtay in ay gacan bir ah ku qabanayaan kooxaha isku dayaya in ay dalka qalalaaso galiyaan waxeyna ku eedeysay dalka masar oo mucaaradka dalka itoobiya soo hubeyso.

 

Comments are closed