Bishii Feberaayo markab laga lee yahay dalka Australia ayaa ganacnta ku dhigey doon sidey 2,000 Ak47 oo lagu sameeyey dalka IRAN sida ay sheegtay CAR, hubkaas waxaa kamid ahaa qoryaha shiishka dheer loo isticmaalo oo gaaraya 64 noocooduna yahay Hoshdar-M Iranian.
Isla bishii Maarso ayaa markab laga lee yahay dalka Maraykanku qabteen doon sida gantaalada culus ee lagu sameeyo dalalka Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi kuwaas oo la aaminsan yahay in loo wadey Yemen.
Warbixinta CAR soo saartey ayaa farta ku fiiqdey waddooyinka hubka la mariyo in a ka mid tahay Puntland.
Comments are closed