Doonidaasi ayaa dadkii saarnaa waxaa ka badbaaday oo kaliya 28 qof, waxaana lagu xukumay ninka doontaasi waday 18 sano oo xabsi ah.
[AdSense-A]
Maxkamada ayaa sidoo kale xukuntay nin u dhashay dalka Siiriya oo la sheegay inuu la shaqeenayey ninka doonta waday.
Xukunkan ayaa ah kii ugu adkaa ee lagu rido dadka lagu eedeeyo inay ka shaqeystaan hawlaha tahriibta isaga kala goosta dalalka Afrika iyo Talyaaniga.
Qareenada u doodayey labada nin ayaa beeniyey in raggan iyagu ahaayeen kuwii soo abaabulay doonida siday tahriibta, isla markaana sheegay inay racfaan ka qaadan doonaan xukunka lagu riday.
Comments are closed