Madaxweynaha DDSI Wafdi uu Hogaamin oo siweyn loogu soo Dhaweeyay Gunagada

15391145_742771659219437_2520705830513686368_nJigjiga (estvlive.com) 14/12/2016

Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Wafdi uu Hogaamin ayaa Maanta Gaadhay Degmada Gunagada ee Gobolka jarar Wafdiga ayaa Waxaa ku Wehlinaya Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Gaadiidka Iyo Ganacsiga DDSI Mudane Khadar Cabdi Ismaaciil, Gudoomiyaha Gobolka Jarar Mudane cabdi cali Mataan Iyo Masuuliyiin kale.

15492079_742771799219423_8238346736092014984_nShirkan ayaa Waxaan lagu martiqaaday Dhamaan Waxgardka Odayaasha dhaqanka, Aqoonyahanada, Culmo-awdiinka, Haweenka, Dhalinyarada, iyo Qurbajoogta Gobolka Jarareed Kulanka waxaa kasoo qaybgalaya 2kun oo qof oo isugu jira mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI,

15400502_10211432814485938_2648672234377072508_nWaxaa maanta degmada Gunagada Siweyn loogu soo dhaweeyay Wafdiga Madaxweynha DDSI uu hogaaminayo waxaan dib idin ka soo gudbin doonaa Socdaalka Madaxweynha DDSI iyo Shirweynha Gunagada ………..

Comments are closed