Hadaba madaxwayne CMC iyo waftigiisa ayaa intay dhexda sii socdeen kulan la yeeshay shacabka degmada awaare islamrakaana usii dhaafay dhanka degmada yoocaale, Waxayna madaxwaynuha iyo waftigu intay dhexda sii socdeen uqaybinayeen raashin iyo biyo, Uguna ducaynayay bulshada inuu allah jilaalka gu ugu badalo.
Ugu danbayna madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa xili habeenima ah soo gaadhay degmada xarshin ee gobolka faafan, Iyagoo wakhti xaadirkan ku sugan degmada xarshin ee gobolka faafan.
Comments are closed