Socdaalkii Allaw Jilaalka Gu Nooga Yeel Oo Kusoo Laabtay Xarunta Deegaanka

gabgab01Jigjiga (estvlive.com) 21/12/2016

socdaalkii lamagac baxay allaw jilaalka gu noogayeel ee uu hogaaminayay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay oo mudo todobaad ah ku jiray socdaalkan soona maray degmooyin kamida ah gobolda jarar, Qoraxey, Iyo Faafan islamarkaana soo darsayay lana qaybsanayay xaalada ay bulshadu ku suganyihiin, ayaa saaka kasoo amba baxay degmada xarshin ee gobolka faafan.

Hadaba waftiga oo hadhgalay sentarka hartasheekha ee degmada qabribayax, Ayaa nasasho kadib ugasoo dhaqaaqay dhanka xarunta deegaanka, Waxayna madaxwaynaha iyo waftigiisu wakhti xaadirkan ku suganyihiin xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga.

Comments are closed