Tartankan ayaa ahaa mid u dhexeeyey maamul goboleedyada dalka, waxaana kulanka kama dambeysta ah isugu soo haray ciyaartoyda gabdhaha ka kala socda maamul goboleedka Hirshabeelle iyo gobolka Banaadir.
[AdSense-B]
Hirshabeelle iyo Banaadir ayaa ka soo kala badiyay kooxaha ku ciyaarayey maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland.
Kulanka kama dambeysta ah ayaa lagu wadaa in la ciyaaro caawa, saacada magaalada Garowe marka ay tahay 8-da fiidnimo, waxaana ku wada balansan gabdhaha kubadda koleyga ee gobolka Bnaadir iyo kuwa maamul goboleedka Hirshabeelle iyo Banaadir.
Tartankankan ayaa ahaa kii ugu horeeyey ee la qabto tan iyo bur-burkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya
Comments are closed