Labadan nin oo sheegay inay yihiin taageerayasha hogaamiyihii hore ee Liibiya Col.Qadaafi, ayaa ugu hanjabay shaqaalaha diyaaradii ay saarnaayeen inay ku dajiso Malta, iyagoo ku goodiyey inay sitaan bambaano.
[AdSense-A]
Eedeysanayaashan ayaa markii maxkamada lasoo taagay sheegay inaysan wax danbi ah gelin isla markaana gebi ahaan inkiray inay wax afduub ah geysteen sida laga soo xigtay Qareenadooda.
Comments are closed