Qaxootiga Itoobiya Ku Nool $1000 Milyan oo dollar loogu deeqay

dr-misrak-mekonnenAddisababa (NN) 29/12/2016

Bangiga Aduunka (WB) ayaa dalka Itoobiya ugu Deeqay 100 million oo doolar oo lagu hormarinayo Qaxootiga ku nool dalka Itoobiya in ka badan 733 kun oo qaxooti ka yimid Sudan, South Sudan, Eritrea iyo Soomaaliya.

 

 

Wasiiru-dowlaha Kalluumaysiga iyo Xoolaha. Marwo Dr. Misrak Mekonnen, warbaahinta dalka lahadashay ayaa sheegtay in qaxootigaasi ay ku nool yihiin ismaamulka dawlad deegaanka somalida Itoobiya, Canfarta, Tigray, Gambella, Benishangul-Benishangul.

[AdSense-B]

Ismaamulada ayaa martigaliyeen qoxootiga isla markaana qaxootiga, iyo bulshada ay martida u yihiin ka faa’iidaysan doona Mashruuca oo ka mid ah hawlaha horumarinta laga hirgelinayo maalgelinta. mashaariic ayaa la rumaysan yahay in ay ka faa’iideysan doonan bulshada 

 

 

Comments are closed