Itoobiya 130-Qof oo Xabsiga loo Taxaabay lagu Eedeeyay Musuqmaasuq

adisababaAddisababa (NN) 31/12/2016

Xukumadda Dalka Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay 130 qof lala xiriirin musuqmaasuq gudiga federaalka Booliska Itoobiya ayaa Warbaahinta dalka u sheegay 130 qof lagu soo eedeeyay musuqmaasuq dhanka guryaha iyo dhulka, iyo shirkado bangiyada sheer-laleh iyo sidoo kale canshuur,

 

Taliyaha Booliiska Federaalka Desta Asmelash ayaa xaqiijiyay in gudiga ay hayaan 260 kiisaska musuqmaasuqa Sida laga soo xigtay gudiga dabagalka Musuqmaasuqa 8 shirkado ayaa lagu helay kiisas musuqmaasuq waxaana wali socda baritaan lagu xaqiijinayo sifa loo badbaadiyo hantida dadweynaha ayuu yiri taliyaha Booliska Addisababa Mudane Desta Asmelash wuxuu inta ku daray in 125 qof loooga shakisan yahay ilaa hada lagu raad joogo taaso sharciga lamarin doono ayuu hadalkiisa raaciyay

[AdSense-A]

Xukumada dalka itoobiya ayaa dadaal xoogan kawada sidii at ula dagaalami laheyd musuqmaasuqa oo dalka soomaaliya iyo dalka kenya sida lasheego uu musuqmaasuq uu hareereeyay

 

 

 

 

 

 

Comments are closed