TPLF oo Tallaabooyin ka Qaaday 640 Xubnood Madax Hogaamin sare (warbixin)

df90342d8825b394ba03486f203985b1_xlMaqale (estvlive) 31/12/2016

Ismaamulka dawlad deegaabka tigray ayaa Maalintii Jimcihii lasoo dhaafay ayaa Xisbiga Taladahaya ee TPLF ayaa wuxuu Qiimeyn ku sameeyay Madax sare oo Tiradooda gaadhaysa 640 Xubnood Madaxa Arrimaha Siyaasada Mudane Amanuel Amare ayaa Maanta warbaahinta ENA u sheegay in qiimayn qoto-dheer lagu fuliyay Xubno sare.

Kuwaaso tallaaboooyinka lagu qaaday ay tahay in ay ku fashilmeen adeegii shacabka deegaanka tigray loo igmaday iyo waajibaadkii shaqo ay ka soo bixi waayeen Iyadoo la raacayo, ururka TPLF  go’aamadiisa iyo Xeerkiisa waxaa shaqo joojin lagu sameeyay  22 Xubnood oo madax ah, halka kale  13 kale si ay sharciga, la horgeen doono  ayuu yiri Mudane Amanuel. islamarkaana boosaskoodii hogaamineed laga saarayo.

[AdSense-A]

Sida laga soo xigtay Mudane Amanuel, ayaa sheegay in Xukuumada dawlad deegaanka digray ay dibuhabayn qoto-dheer, ururka uu fulin doono, islamarkaana la xoojin doono qiimeynta guud  shacabka dawlad deegaanka tigtay ayaa aad u soo dhaweeyay natiijada qiimeynta  iyo sii dardargalinta barnaamijka dib u habaynta. xubnaha ka tirsan Xisbiga talada haya ee EPRDF ee Xubnaha TPLF

Comments are closed