Joe Biden: Trump waxaa la gaaray waqtigii aad qof weyn noqon lahayd; waxaad tahay madaxweyne

gMareykanka (estvliv) 06/0/2017

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Joe Biden ayaa ka dalbay madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump inuu si munaasab ah u dhaqmo oo carruurnimada dhanka habdhaqanka ah uu ka koro.

 

Wuxuu wax ka weydiiyay Trump farriimaha uu twitterka soo dhigayay laga soo bilaabo markii xilka loo doortay. Biden ayaa si u gaar ah u fasirtay farriimahaa.

[AdSense-A]

“Ka korso Donald; waxaa la gaaray waqtigii aad qof weyn noqon lahayd; waxaad tahay madaxweyne.” Khamiistii shalay ahayd ayuu sidaa yiri Biden.

Biden iyo madaxweyne Obama ayaa la filayaa inay xilalka toos u wareejiyaan 20ka bishaan markaa oo dawlada Trump ay talada la wareegi doonto.

 

Comments are closed