Waxaa uu sheegay in shacabka reer K/galbeed, baarlamaanka iyo gollaha xukuumada maamulka intaba isku afgarteen sanadkan isku deyga ah in la hello madaxweyne ama ra’iisal wasaare, lagana gudbno hanaanka aan qorneyn ee ah in reer K/galbeed leeyihiin hogaanka baarlamaanka Soomaaliya.
‘’Waxaan wali aaminsannahay in maalin maalmaha ka mid ah ku guuleysan doonno hogaanka sare ee dalka, maxaa yeellay wax aan leysku dayin lama hello, waxaan rabaa in aan wax ka badal ku sameyno arinta ah in hal qabiil oo kaliya kursiga madaxweynaha u tartamaan’’ ayuu yiri Shariif Xassan.
Comments are closed