Kharashkan ayaa waxey kaa caawineysaa ayadoo loo isticmaalayo Cuntooyinka iyo nafaqooyiin dadka abaarta saameysay Madaxweynaha dawlad Deegaanka Tigray Mudane Abay Woldu ayuu hadalkiisa ku daray. waxaa xaqiiqo cad ah Ismaamulka Dawlad deegaanka Somalida iyo Ismaamulka Dawlad deegaanka Tigray ayaa waxey abuureen dhaqan midba midka kale in uu caawiyo hadey soo wajahdo labada Shacab islamarkaana ay is garab istaagaan isda ay noo garab istaageen Masiibadii ka dhacday magaalada Gondar oo waxyoolo lasoo gaarsiyay shacabka Tigray waxaan nasiib u yeelanay in ay nagarab istaagan Shacabka Somalida itoobiya ayaa ugu horeeyay dadkii lasoo barakiciyay ugu deeqay 10 Malyin oo Birr sanadkii lasoo dhaafay 2016
Tigray iyo Soamlida Itoobiya Ayaa xeerkan ka dhaxeeya wuxuu noqotay mid lagu wada sheekeysto oo taariikhi ah in labada shacab ee walaalaha ah in ay is caawiyaan. Todobaadii hore, xukuumadda uu Hogaamiayo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in xukuumadiisa ay bilabeen 948 Milyan oo Birr oo si degdeg ah wax looga qabto dadka abaaraha ay saameysay oo ay tiradooda gaareysa 5.6 Milyan qof oo intooda badan ku nool koonfurta iyo bariga dalka itoobiya oo ay ku jiran Ismaamulka Somalida Itoobiya
Comments are closed