Kulan kaasi ayaa waxaa kaloo ka soo qeybgalay Masuuliyiin Maamulka Magaalada jigjiga iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku dhaqan magaalada jigjiga waxaana kulankan ugu horreynba ka hadlay Maayarka Maamulka Magaalada Jigjiga Mudane Saciid Sumeymaan Axmed ayaa halkaasi kula dardaarmay dhamaan shacabkii ka soo qeygalay kulanka sidii looga bartay hada ka hor ay uga qeybqaateen xusaskii hore deegaanka lagu qabtay ayna uga qeyb qaataan xuskan maalinta xoola dhaqatada ee lagu qaban magaalada jigjiga
Qaar kamid ah bulshadii ka soo qeybgashay kulankaasi ayaa warbaahinta deegaanka u sheegay in ay kaalin mug-leh ay ka qaadanayaan ismaamulka dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayaa kasbaday in maanta Xusaska Xeer qaran lagu qabto Deegaanka Somalida waxaana fursadaasi keentay in deegaanka uu ku talaabsaday dhanka nabadgalyada iyo maamulka suuban ee ka Jira deegaanka
Comments are closed