Hadaba dhakhaatiirtan oo ay soo direen deegaanka tigray ayaa waxaa si diiran usoo dhaweeyay masuuliyiinta maamulka gobolka wardheer kuwa degmada iyada oo ay qaybaha kala duwan e bulshada abaaruhu saameeyeen ku farxeen dhakhaatiirtan ka socota walaalahooda dawlad deegaanka tigray, Waxayna dhakhaatiirtan ku sugnaan doonaan mudada sedexda bilood ah gobolka doolo.
Comments are closed