Afhayeenka maamulka Galmudug C/llaahi Xaashi Roobda’ay oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa xaqiijiyay dilka afhayeenkii hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb.
Ugu danbeyntii, dilkan ayaa imanaya xili isla maanta magaalada lagu weeraray sarkaal ka tirsanaa hay’adda nabad-sugida Qaranka.
Comments are closed