Marwo sucaad Axmed Faarax xadhig ka jarka wadada ka dib lahadashay Warbaahinta DDSI in wadooyinkan noocan ay yihiin kuwa wax weyn ku soo kordhinaya isku socodka gaadiidka magaalada jigjiga Waxaa kaloo halkaasi ka hadlay Kusimaha Maayarka Magaalada Jigjiga ahna maareeyaha Maamulka Magaalada Jigjiga Fatxi shukri ayaa sheegay guud ahaan wadooyinka sanad miisaaniyeedka 2009 u qorsheysanaayeen 12 wadooyinkan dhagaxa la goglo iyo 11 wadooyin oo caro dhig ah
Ugu dambeytii Wadooyinkan ayaa wax weyn ka qaadanaya isku socodka iyo bilicda magaalada jigjiga oo ah xarunta maamulka DDSI
Comments are closed