MUUQAAL:-Muuse Biixi Cabdi oo Shuruud Ku Xidhay in Mar Kale La Midoobo Somaliya
Hargeysa (estvlive) 02/03/2017
Murashaxa Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay suurto-galnimada mar kale oo ay Somaliland dib u la midowdo Somaliya, waxaana uu sheegay in doodaha hada taagan ee ay labada dhinac ba isku hayaan aanay ahayn kuwo diidan in la midoobo balse la isku afgaran la’ yahay oo keliya sida ay u midoobayaan Somaliland iyo Somaliya, waxaana uu carabka ku adkeeyey in haddii la doonayo midowga labaddaas dawladdood ay ka dawlad ahaan doonayaan in ay Somaliya iyo Somaliland ay u midoobaan iyada oo la raacayo axdi qarameedkii lagu kala xadeeyey wadamada Afrika.
Comments are closed